Dagaal culus oo Maalintii 2aad ka socda Dhabar-dalool & Puntland War ka soo saartay

Dagaal ayaa saaka waaberigii mar kale ka qarxay degaanka Ceelka Dhabar-dalool oo dhaca degmada Xudun ee gobolka Sool kaasoo u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed sida ay sheegayaan wararka hallkaas naga soo gaaraya. Warka ayaa intaas ku daraya in dagaalkan maalintii labaad galay uu ku bilaabmay saaka si goos goos ah, iyadoo mararka qaarkood laysu adeegsanayo … Continue reading Dagaal culus oo Maalintii 2aad ka socda Dhabar-dalool & Puntland War ka soo saartay